Wiil dhalinyaro ah oo lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Askari ka tirsan ciidamada amaanka DF ayaa saaka ku dilay magaalada Muqdisho wiil dhalinyaro ah oo magaciisa lagu sheegay Liiban Abeesow. Dilkan ayaa ka dhacay agagaarka isgoyska Ex-kontrol Afgooye ee magaalada Muqdisho ka dib markii muran uu soo kala dhex galay askarigan iyo wiilka dhalinyarada oo ka mid ahaa dhalinyarada ku shaqeysta mooto labo lugooleyda … Continue reading Wiil dhalinyaro ah oo lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya